Qaabka gudashada Xajka oo Muqdisho lagu barto

16 Agoosto 2015 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 01:34 SGA 22:34 GMT

Koox aqoonyahano ah ayaa ka hirgaliyay magaalada Muqdisho xarun lagu tababaro dadka doonaya in ay soo gutaan waajibaadka xajka ee sanadkan.

Xaruntan oo lagu magacaabo Safaa ayaa laga hirgaliyay dhisme ku yaala degmada Hodan, waxana laga dhex dhisay goobo loo ekaysiiyay Kacbada iyo maqaamu Ibraahiim, waxana dadka loo tusayaa si ficil ah sidii ay si wanaagsan ugu gudan lahaayeen acmaashooda Xajka.

Weriyaha BBC-da ee Muqdisho Ibraahim Maxamad Aadan oo tagay xaruntaasi ayaa warbixitan ka soo diray.

xajka-xamar-2 xajka-xamar-3 xajka-xamar-4 xajka-xamar-1

_____________________

Sources: BBC – Laanta Af Soomaaliga

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *