Xildhibaanada Mooshinka waday iyo Beesha Caalamka oo kulmay

Muqdisho | QOL | Agoosto 20, 2015 | Xildhibaanada dowladda Federaalka Soomaaliya ee dhawaan mooshinka ka keenay Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kulan la yeeshay hey’adaha beesha caalamka ee daneeya arrimaha Soomaaliya una sharxay ujeedada mooshinka uu salka kuhayo.

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *