Nabaddoon caan ah oo Beledweyne lagu dilay.

Muqdisho, August 26.2015 Warar ma dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in mgaalada Blesweyne lagu dilay nin nabadoon ah oo gobolka aad looga yaqaano.

Nabadoonka oo magacisa lagu sheegay Cumar Garweyne, ayaa waxa dilay koox dhalin yara ah oo bistoolado ku hoobysan. Dilka ka dib ayaa kooxdi ayaa ka baxsatay halka dhib ka dhacay, cid daba gashay amba isku dayday in la dhalinyaraas la soo qabto, ma jirto.

Waa marki sadaxaad ee nabadoono can lagu dilo magaalada B/weyne ee Gobolka Hiiraan.

______________________

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *