Atletico Madrid vs Man city oo soo baxay halka la sugayo Barcelona vs Bayer Munich……

Muqdisho | QOL | Match 16, 2016 – Kooxaha Atletico Madrid iyo Man city ayaa u soo gudbay Xalay wareega 8 ee Champions League 2015-2016 ka dib markii ay iska reebeen Kooxaha PSV vs Shakhtar Donetsk oo lugtii 2 uga kala badiyay Rigoorayaal 8 vs 7 oo ay kus oo baxday Athletico Madrid ugana badisay si cariiri ah PSV iyo Man City vs Shakhtar oo ku dhamaatay Ciyaartoodii 0-0 balse Man city ay ku soo baxday Guushii ay ka heleen Lugtii 1 Garoonka Kooxda Shakhtar Donetsk ee ka dhisan Ukrain.

Kooxaha Barcelona iyo Bayer Munich ayaa la filayaa inay caawa ku biiraan 6 koox ee horay us oo baxay si ugu noqdaan 8

Horay waxaan u saadaaliyay inay u soo bixi doonaan wareega 8 Koobka Champions League 2015-2016 Kooxaha kala ah.

Real Madrid ( Spain )
Wolfsburg ( Germany )
Benfica ( Bortuqal )
PSG
Man City ( ENG )
Barcelona ( Spain )
Bayer Munich ( Germany )
Athletico Madrid ( Spain )

N.B. Waa Aragtida Saadaasheyda Cida u soo baxeysa wareega 8 ee Champions League 2015-2016

.

.
Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle’ Uurdoox’
Uurdoox2013@gmail.com

___________________

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *