27-28 Luuliyo 2016 Lugta 16
29-30 Luuliyo 2016 Lugta 8
1- 2 Ogosto 2016 Lugta Sami Finalka
4-5 Ogosto 2016 Finalka Kama Dambeysta
6 Ogosto 2016 Ku dhawaaqida natiijada Codeynta Cida badisa

Codeynta El Clasico 2016 ee loo qaadayo gabdhaha Kubada Koleyga Soomaaliya kuwii ugu caansanaa barisamaadkii Sanadihii 80meeyadii oo shalay bilaabatay ayaa si habsami leh u socota,waxaaana xusid mudan in hablaha qaar Codadkii la Tiriyay ay sii carbuunteen Lugta 16 la arki Doone 16ka xidig ee u soo baxa Wareega 16
Santuuqa 1
Sucaad Cabdulaahi vs Sahro Socdaal
Santuuqa 2
Mulki Nuur Muudeey vs Shukri Dhalbaas
Santuuqa 3
Samsam vs Geediyo Cali Abshir
Santuuqa 4
Tiriig vs Ambiyo
Astur Jaamac vs Xaawo Hilowle
Santuuqa 7
Qaali Xaaji vs Faadumo Dheer
Santuuqa 8
______________________________
