DAAWO SAWIRADA:-Taliyaha ciidamad Xooga Dalka Oo booqday askar dhaawac ah

Muqdisho | April 15, 2017–Taliyaha ciidamada Xooga Axmed Maxamed Jimcaale (Cirfiid) ayaa booqday Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo ku dhaawacmay Qaraxyadii maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay Magaalada Muqdisho kuwaa soo ku jira Isbitaalka Madiina.

Askartaan uu booqday taliye Cirfiid ayaa u badnaa kuwii kusoo dhaawacmay Qaraxii ka dhacay Warshadda Nacnaca ee degmada Wadajir.

Taliyaha ayaa sheegay in Askarta dhaawacyadoodu culus yahay ee aan dalka wax looga qaban karin loo qaadi doono dalka dibadiisa

3

1

2

 

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *