Wadahadalo U Furmaya Ahlusuna Iyo Galmudug

Muqdisho | April 18, 2017–Sida uu qorshuhu yahay waxaa Magaalada Muqdisho ka furmi doona Wadahadalo lagu heshiisiinaayo maamulada Ahlusunna iyo Galmudug.

Wadahadaladaan oo dowlada Soomaaliya maalimihii lasoo dhaafay ay waday qorshahooda ayaa maanta lagu wadaa in ay furmaan.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay la kulmay Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Ururka Ahlusunna.
Sidoo kale waxaa uu magacaabay Guddi ka shaqeyn doona Wadahadalada Ahlusunna iyo Galmudug

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *