Qarx Gil Gilay Magalada Oo Goordhow Ka Dhacay Muqdisho

Muqdisho | QOL | 14 October 2017 –Qarax xooggan oo aad looga maqlay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho

Qaraxan oo ahaa gaari weyn oo waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa gil gilay magaalada oo dhan, waxaana uu ka dhacay agagaarka Isgoyska Zoobe.

Halka uu qaraxa ka dhacay ayaa ah meel aad u mashquul ah oo ay ku dhow yihiin goobo ganacsi iyo hotelo.

Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *