Wasaarada Amniga Oo Soo Bandhigatay Qorshaha Ammaanka Sanadaha Soo Socda

Muqdisho | QOL | December 09, 2017 –Wasaaradda Soomaaliya Amniga dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dejisay qorshe lagu sugaayo guud ahaan Ammaanka Soomaaliya.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga dowladda Soomaaliya Cabdinaasir Saciid Muuse ayaa warbaahinta u sheegay in Wasaado ay diyaarisay qorshe lagu sugaayo Amniga Muqdisho iyo goboladda Soomaaliya shanta sano ee socota.

Cabdinaasir Saciid ayaa sidoo kale tilmaamay in qaar ka mid ah caasimaddaha dowlad goboleedyadda lagu qabtay Istiraatiijadda Amniga qaranka.

Dowladda Soomaaliya ayaa bilihii lasoo dhaafay waday qorsheyeyaal lagu xaqiijinaayay Ammaanka Magaalada Muqdisho.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *