Xeer-ilaaliye ku xigeenkii hore “Imaaraad Xiriir lama lihi waligeyna lama yeelan waa layga been sheegay”

Muqdisho | QOL | January 05, 2018 –  Xeer-ilaaliye ku xigeenkii hore ee Soomaaliya Axmed Cali Abuukar oo wareysi gaar ah siiyay Shabkada Qaranimo ayaa beeniyay in uu xiriir la leeyahay Dowladda Imaaraadka Carabta oo saameyn balaaran ku yeelatay Soomaaliya.

Xeer-ilaaliyaha oo dhawaan Madaxweynaha Xilka ka qaaday ayaa sheegay in uusan waligiis xirii la yeelan Imaaraad, wararka laga sheegayna ay been yihiin sida uu u sheegay Radio Kulmiye.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
____________________________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *