Farmaajo Oo Qadka Taleefoonka Kula Hadlay Xulka 17-Jirada Soomaaliya

Muqdisho | QOL | April 29, 2018 – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qadka taleefoonka kula hadlay ciyaartoyda xulka 17-jirada dalkeena oo Galabta Ciyaar adag la leh Xulka dalka Tanzania.

Madaxweyne Farmaajo ayaa intii qadka kula hadlayay ciyaartoyda iyo Macalinmooda waxa uu ku dhiirageliyey in ay dadaalkooda siiwadaan si ay Magaca ugu soo hooyaan Shacabka Soomaaliyeed.

Waxa uu u sheegay in ummadda Soomaaliyeed meel walba ay joogaan ay u soo duceyn doonaan,isla markaana ay Magac u soo hooyeen Ummadda Soomaaliyeed.

 

 

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *