Gurmad Loo Waddo Baledweyne Oo Gaaray Caasimadda Galmudug

Muqdisho | QOL | April 29, 2018 – Waxaa Goor dhow Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug gaaray diyaarad siday Gargaar loogu tala galay dadka ku dhibaateysan Magaalada Baledweyne ee Caasimadda gobolka Hiiraan.

Garoonka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ku sugan Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo uu hoggaaminaayo Madaxa Xukuumadda Galmudug.

Diyaaradddaan ayaa sidda daawo, waxaana lagu waddaa in Gawaari looga qaado Caasimadda Galmudug.

Garoonkii Diyaaradaha Magaalada Beledweyne ayaa waxaa Fadhiisteen Biyo, waxaana suurgal aheyn in ay diyaarad ka degto

madaxweyne 2 madaxweyne 1

 

 

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________________

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *