Madaxweynaha Xaaf Oo Xariga jaray Mashaariic laga hirgaliyay Hobyo

Muqdisho | QOL | May 08, 2018 – Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Wasiiro ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo xildhibaano ka socda labada aqal ee baarlamaanka Soomaliya ayaa goor dhow ka soo dagay garoonka Diyaaradaha degmada Hobyo ee gobolka Mudug.

Waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay  Madaxda GOB,Maamulka Dagmada Hobyo iyo qeybaha bulshada ee Hobyo.

Shacabka Reer Hobyo ayaa caleemo qoyan ku dhaweyay wafdiga kuwaasoo ka qeyb galaya furitaanka wajiga 1aad ee Mashruuca GOB.

Madaxda hadda gaartay Hobyo ayaa  xariga ka jaray aargada Cusub ee Magaalada loo dhisay.

xaaf-mashruuc-hobyo5 xaaf-mashruuc-hobyo4 xaaf-mashruuc-hobyo3 xaaf-mashruuc-hobyo2 xaaf-mashruuc-hobyo-

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

 

Author: Ali
. Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho, Soomaaliya __________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *