Wasiirka amniga Soomaaliya Oo kulan La yeeshay Wasiirka arrimaha gudaha Finland

Muqdisho | QOL | May 08, 2018 – Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu wehliyo Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo safar shaqo ku jooga dalka Finland ayaa la kulmey Wasiirka arrimaha Gudaha Finland.

Dhinacyadan ayaa waxa ay ka wada hadleen iskaashi laga yeesho dhinacyada amniga, socdaalka iyo dukumentiyada Soomaaliga ah oo uu ka mid yahey baasaboorka

Dhinaca kale Agaasimaha guud ee HSJ ayaa kulan gaar ah la qaatey kusimaha Agaasimaha guud ee laanta socdaalka Finland, waxayna ka wada hadleen sidii la isaga kaashin lahaa arrimaha socdaalka, Finland ayaa balan qaadey tababaro ay u sameynayaan saraakiisha socdaalka Soomaaliya.

 wasiir-duale-wasiir-finland-1

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

 

Author: Ali
. Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho, Soomaaliya __________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *