Imaaraadka oo looga digay faragelin uu ku sameeyo Soomaaliya

Muqdisho | QOL | July 06, 2018 –  Baarlamaanka Midowga Yurub ayaa toddobaadkan meel mariyay qaraar ku saabsan xaaladda dalka Soomaaliya.

Qaraarkan ayaa waxyaabaha ku qornaa waxaa ka mid ah mowqifkii dhex-dhexaadnimo ee ay Somalia ka istaagtay xiisadda Khaliijka oo lagu sheegay uu dhaliyay in dalalka Imaaraadka iyo Sacuudigu ay joojiyeen lacagtii ay siin jireen Somalia, iyagoo ku ciqaabaya go’aanka Soma

Baarlamaanka ayaa dhinaca kale dowladda Imaaraadka ku booriyay inay joojiso falal xasilooni-darro ka abuuri kara Somalia, sidoo kalena ay ixitiraanto madaxbannaanida dhuleed iyo qaranniamada Somalia.

Markii dowladda Soomaaliya ay dhex dhexaad ka noqotay khilaafka Wadamada Khaliijka ayaa waxaa ay saameyn ku yeelatay Soomaaliya,iyada oo uu sababay in Imaaraadka Carabta laga saaro Soomaaliya.

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Toronto ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *