Golaha Shacabka oo maanta ka doodi doona amniga Qaranka

Muqdisho | QOL | April 13, 2019 –Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka ayaa ah ka doodista amniga Qaranka.

Kulankii ugu dambeeyay ee Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ku dhamaaday buuq iyo Sawaxan ka markii ay soo xaadireen Laamaha Ammaanka dowladda Soomaaliya.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *