Madaxweyne Xaaf oo la kulmay Safiirka UK ee Soomaaliya

Muqdisho | QOL | April 20, 2019 –Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle oo safar howleed ku jooga magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa la kulmay safiirka dowladda Uk u qaabilsan Soomaaliya Ben Fender.

 

Kulankooda waxay diirada ku saareen xaaladaha cakiran ee Soomaaliya iyo sida loo wajihi karo iyo dowladda Uk ay mashaariic horumarineed ka fuliso Galmudug.

 

Madaxweynaha Galmudug ayaa qeyb ka ah Madaxda maamul goboleedyadda ee ku sugan Magaalada Nairobi.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *