Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Go’aan soo saarey

Mogadisho | QOL | April 5, 2020 –Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka ayaa soo saaray Go’aankan kadib wadatashi uu la yeeshay Xeer- ilaaliyaha Guud ee Qaranka , Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobalka Banaadir iyo Dhamaan Garsoorka Maamul Goboleedyadda Dalka.

 

War-saxaafadeed kasoo baxey Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Baashe Yuusuf Axmed ayaa waxaa lagu sheegay in la kordhiyey hakinta dhageysiga dacwadaha madaniga,furashada dacwadaha Cusub,racfaan qaadashada.

 

 

 

Sidoo kale War-Saxaafadeedka ayaa waxaa lagu sheegay in la dhageysan doono dacwadaha ciqaabta iyada oo la adeegsan doono hab la xiriira dhinac Tignoolijiyada.

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka kasoo baxey Xafiiska Guddoomiyaha.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *