Farmaajo oo baarlamaanka horgeynaya ra’iisul wasaaraha Magacaaban

Mogadisho | QOL |  September 22 2020—Xildhibaanadda Golaha Shacabka ayaa maalinta berito ah kulan ku leh xarruuntooda KMG ah ee Villa Hargeysa.

Madaxweynaha ka codsan doona xildhibaanada golaha in ay ansixiyaan ra’iisul wasaaraha cusub si uu u guto shaqooyinka loo igmaday.

Agendaha kulanka ayaa ah

Hadal Jeedinta Madaxweynaha JFS

U Codeynta Kalsooni Siinta R/Wasaaraha Magacaaban.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online |  ______________________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________