War Deg De ah g: Dab xooggan oo goor dhawayd ka kacay Suuqa weyn ee Bakaaraha, gaar ahaan inta u dhaxeyso suuqa Dahablaha iyo suuqa Malabka.

Sabti: January 21, 2023 

Waxaa goor dhawayd : Dab xooggan uu ka kacay Suuqa weyn ee Bakaaraha, gaar ahaan inta u dhaxeyso suuqa Dahablaha iyo suuqa Malabka.

Warar hor dhac ah ayaa sheegaya in dabkaan uu yahay mid xoogan, walina ma cada waxa uu ka kacay dabkaan xoogan.

Wali suuqa ma gaarin wax dab damis ah, waxaana dabka oo xooggan la tacaalaya dadka shacabka ah.

Kala soco Bogan wixii ku soo kordha arintaas

Office Nairobi Kenya