Dukumeentiyo dheerad ah oo sir ah oo lala xiriirinayo Joe Bide oo laga helay Gurigiisa

Axad: January 22, 202

Lix dukumeenti oo kale oo sir ah ayaa laga helay guriga madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden.

Qareenka madaxweynaha ayaa sheegay in la helay kadib baaritaan socday laba iyo toban saacadood oo ay ku lug lahaayeen saraakiisha waaxda cadaaladda Jimcihii.

Qareen gaar ah ayaa baaraya dokumentiyada xasaasiga ah ee la helay.

Office Nairobi Kenya