Maxay tahay sababta dhallinyarada iska dhiibtay Canada ay uga baqayaan in la masaafuriyo?

CANADA – Dalka Canada wuxuu kamid yahay dalalka ugu badan ee dib u dejinta u sameeya dadka soo-galootiga iyo qaxootiga ah, laakiin waxaa lagu soo warramayaa in dhanka kale uu sii kordhayo walaaca ku saabsan musaafurinta dadka aanan sharciga ku laheyn dalkaasi. Xuseen Nuur Xaaji ayaa warkan noo soo diray.

.

.

Xigasho: VOA

.

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.