Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay Mudug

Saraakiisha dowladda Soomaaliya ee Gobollada Dhexe ayaa sheegay in howlgal ay saaka ka fuliyeen deegaanno hoos taga degmada Bacaadweyn ee gobolka Mudug ay ku dileen maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, qaar kalena ay ku dhaawaceen.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Gaalkacyo kasoo diray wariyaha VOA, Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq.

Author: QOL Editor
Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.