Axad: july 25 2021
Maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo magacaabay guddiga baarlamaanka ee qaban doono doorashada Aqalka Sare.
Iyadoo maanta uu qorshaha ahaa inay bilaabato doorashada Aqalka Sare ee Soomaaliya ayay u muuqataa in dib u dhac uu ku yimid qabashada doorashada.
Jubaland ayaa maanta lagu wadaa inay soo gudbiso liiska musharraxiinta u tartameyso 8 kursi ee Aqalka Sare ee taalla maamulkaas

Office Nairobi Kenya
