Xilliga Jubbaland ay bilaabeyso doorashada Aqalka Sare oo la shaaciyay

Guddigga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer Dowlad Gobaleed ee Jubbaland ayaa Maanta sirasmi ah u shaaciyay xilliga ay bilaabaneyso doorashada Xildhibaannada Aqalka Sare.
Qoraal kasoo baxay guddiga ayaa waxaa lagu soo bandhigay jadwalka doorashada Xildhibaannada Aqalka Sare qeybta degaannnada Jubbaland.

Hoos Ka Akhriso Jadwalka doorashada Xildhibaannada Aqalka sare qyebta Jubbaland

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________