Yurub oo sheegtay in aysan aqoonsan doonin Dowlad ay Kooxda Daliban uga dhawaaqan Afgaanistan.

.

Axad: 1  2021

Wakiilka gaarka ah ee Midowga Yurub ee Asia ayaa sheegay in aysan marnaba aqoonsan doonin dowlad ay kooxda daliban uga dhawaaqan Dalkaasi Afganistan.

Waxa uu ugu baaqay inay xiisada dejiyaan si loosi wado wada hadalada Nabada ee ka socda magaalada Doxa ee dalka Qatar.

Dowladda Faransiiska oo ugu baaqday Dowlada Ethiopia inay wada hadal lafurto Hogaamiyaasha Tigreey.

Office Nairobi Kenya