Skip to content

Qaranimo Online

  • Home

Wasiirka Amniga jubbaland oo magacaabis sameeyey.

 QOL Contributor  August 9, 2021  Posted in WARARKA MAANTA
Share: XFacebookPinterestLinkedin

isniin: August 9, 2021

 

Wareegto kasoo baxday xafiiska Wasiirka Amniga Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa lagu magcaabay Afhayeenka wasaaradda amniga gudaha ee Jubbaland.

Wasiirka wasaarada Amniga dowlad goboledka jubbaland Mudane S\Gaas Yuusuf Xuseen Cismaan Ayaa Wareegatada soo saarey .

.

Office  Nairobi Kenya

Author: QOL Contributor

Post navigation

Sarkaal sare oo ka tirsan dowladda Nigeria oo la afduubtay →
← Deni oo soo saaray liiska tartamayaasha kuraasta Aqalka Sare
  • Home

Copyright © 2026 Qaranimo Online

Design by ThemesDNA.com