Garoonka diyaaradaha Kaabul waxaa ka dhacay argagax iyo jahawareer xooggan

Isniin: August 16, 2021

Garoonka diyaaradaha Kaabul maanta waxaa ka dhacay argagax iyo jahawareer xooggan kadib markii ay buuxdhaafiyeen garoonka dad doonayay in ay isaga baxsadaan magaalada kadib markii ay Daalibaan shalay qabsadeen.

Muuqaallo lagu baahiyay warbaahinta iyo baraha bulshada ayaa la arkayay dad diyaarad ka duushay garoonka ka soo dhacaya markii ay hawada gashay.

Office Nairobi Kenya