Khamiis August 19, 2021
Xoghayaha isbaheysiga NATO – ayaa qirtey in la wareegista dalka Afghanistan ee ururka Islaamiga ee Taliban uu cashar lama ilaawaan ah ku yahay isbaheysiga.
Jens Stoltenberg, ayaa sheegay in xawaaraha aadka u sarreeya ee ay kula wareegeen kooxda Taliban dalka Afghanistan ay aheyd wax la yaab leh, ha yeeshee wuxuu ku gacan seyrey talo soo jeedinta tilmaamaysay in NATO kusii nagaato Afghanistan, kadib markii uu Mareykanka go’aan sadey inuu isaga baxo dalkani.
BBC
Office Nairobi Kenya
