War deg deg ah: Qarax goor dhoway ka dhacay maqaayad ku taala Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho

Khamiis August 19, 2021

Waxaa goor dhawayd ka dhacay magaalada Muqdisho, mQarax, waxaana la sheegay in uu ka dhacay  Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa waxaa uu ka dhacay goob maqaayad ah, waxaana la sheegay in uu fuliyay ruux isku soo xiray waxyaabaha qarxa.

Sidoo kale Warar hor dhac ah ayaa sheegaya in uu jiro  khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka dhashay qaraxaasi.

Office Nairobi Kenya