Hanti-dhowrka guud Puntland oo shaqadii ka joojiyay agaasimeyaal ka tirsan wasaaradda Qorsheynta


Isniin: August 23, 2021 

Xafiiska Hanti-dhowrka guud ee maamulka Puntland ayaa shaqadii ka joojiyay agaasimeyaal ka tirsan wasaaradda Qorsheyn ee maamulkaasi.

Xafiiska ayaa mas’uuliyiintan oo saddex ah ku eedeeyay maamul-xumo baahsan, iyadoona uu billaawday baaritaan lagu samaynayo.

Hoos ka akhriso wareegto

Office Nairobi Kenya