Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay ku xigeenka wakiilka Qaramada Soomaaliya



 Talaado:August 24, 2021

 Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta kulan la qaatay ku xigeenka wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Anita Kiki Gbeho.

Labada masuul ayaa kawada hadlay xaalada dalka iyo tageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa maalmahan ku sugnaa magaalada Muqdisho, isagoo kaga qeyb galay kulamo looga hadlayay doorashooyinka.

Office Nairobi Kenya