Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Baaq Nabadeed u diray Beelaha Ku Dagaalamay B/weyne

Talaado:September 7, 2021

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Jen. Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa waxa uu Baaq Nabadeed u diray Beelaha Walaalaha ah ee Ku Dagaalamay deegaanka Kabxanleey ee Gobolka Hiiraan.

Wasiirka ayaa baaqiisa ku soo aadaya Xili Raisal wasaare Rooble iyo Madaxweynaha Hirshabelle ay soo saareen saacadihii la soo dhaafay baaq Nuucaan oo kale ah.

Sidoo kale Colaada B.weyne ayaa soo lab laabatay Bilihii la soo dhaafay, waxayna dagaalada Beelaha ka dhacayeen Deegaano kala duwan.

Office Nairobi Kenya