Bogga warbaahinta Qaranka oo aan lagu daabicin Mar kale Warbixintii NISA



Arbaco: September 8, 2021

Waxaan wali lagu daabicin Bogga warbaahinta Qaranka Taliyaha Cusub ee Nabad Sugida iyo Sirdoonka Soomaaliya oo saacadihii la soo dhaafay Xaruntaas.la wareegay.

Arintaan ayaa ku soo aadaysa Xili saakay laga saaray Warbaahinta qaranka warkii lagu magacaabay iyo kii u uku wareejiyay Xilka Taliyihii hore Fahad yaasiin.

Sidoo kale arintaan ayaa ku soo aadaysa Xili Qilaaf xoogan u u dhaxeeyo Madaxweynaha waqtgiisa dhamaaday iyo raisal wasaaraha Somaliya Rooble.

.

Office Nairobi Kenya