Dubbe oo Mareye Ku-xigeenka 2aad ee Tiyaatarka Qaranka u magacaabay Maxamed Xasan Barrow

Khamiis: September 9, 2021

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa Maareeye Ku-xigeenka 2aad ee Tiyaatarka Qaranka u magacaabay Maxamed Xasan Barrow.

Qoraalka ayaa lagu yiri kasoo baxay Xafiiska Dubbe ‘ si loo hormariyo fanka iyo dhaqanka Soomaaliyeed, islamarkaana sare loogu qaado tayada Hobollada Waaberi iyo Golaha Murtida iyo wacyigelinta qaranka.

Hoos ka Akhrso:

Office Nairobi Kenya