Turkiga, Pakistan iyo Azerbaijan oo dhoolatus Ciidan sameeyey

Muqdisho |Axad:  September 12, 2021–Ciidamada Milatariga dalalkaTurkiga,Azerbaijani iyo Pakistan ayaa markii ugu horeysay dhoolatus wada jir ah qabtay tababarkan ayaa socon doona 12-ka ilaa 20-ka bisha September magaalada Baku, sida ay sheegtay wasaarada difaaca ee Azerbaijan.

Ujeedka dhoolatuska ayaa lagu sheegay sidii loo xoojin lahaa xiriirka wada shaqayneed ee ka dhexeeya Ciidamada saddexda dal.

Turkiga ayaa hore garab istaag ugu muujiyey dalka Azerbaijani intii ay socotay xiisadii gobolka Nagorno-Karabakh.

Xafiiska Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________