Mucjisadii Kubadda Cagta Lionel Messi oo aan wacdaro dhigeyn, tan iyo Markii uu imaaday kooxda PSG


Isniin: September 20, 2021

Ciyaar yahanka Lionel Messi, ayaa tan iyo intii uu soo wareegay kooxda PSG ee Faransiiska, ayaan aheyn sidii loo bartey.

Ciyaaryahan ayaa dadka falan qeeya ciyaaraha waxey sheegan in waqti xaadirkan uu yahay mucjisada kubadda cagta dunida, ha yeeshee waxaa ku yimid qaab ciyaareedkiisii hoos u dhac.

Haddaba, Kawthar Maxamed ayaa weeydiisay Mowliid Haji, waxa ku keenay isbadalka ciyaaryahan Messi.?

Office Nairobi Kenya