Maamulka shabeelaha hoose oo biya dhaamin ka billaabay tulooyinka hoose yimaada Afgooye

Muqdisho, April 2, 2016 Mashruucan biya dhaaminta ah ayuu maamulka gobolka shabeelaha hoose waxa uu ka billaabay tuulooyinka hoos yimaada degmada kadib markii todobaadyadii ugu dambeeyay uu biya la’aa wabiga shabeele oo qayba badan ka mara dalka, taasina waxa ay keentay dadku ay soo wajahdo biya la’aantii ugu darneyd.

Biya dhaaminta ayaa loo adeegsanayay Booyado la geynayay tuulooyinka ugu daran ee gobolkaasi gaar ahaan kuwa hoos yimaada degmada Afgooye, waxaana si wadajir ah biya dhaaminta uga qayb qaadanaya maaamulka gobolka iyo kan dowlad goboleedka Koofur galbeed ee Soomaaliya si bulshada intii wax la gaarsiin karo loo gaarsiiyo.

vlcsnap-2016-04-03-00h35m40s100

vlcsnap-2016-04-03-00h38m02s244-620x264

vlcsnap-2016-04-03-00h36m34s132

vlcsnap-2016-04-03-00h37m26s139

vlcsnap-2016-04-03-00h37m36s236

——————————

Qaranimo Online | Muqdisho

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *