Roobabkii Deyrta oo ka curtay Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.


Khamiis: September 30, 2021

Wararka ka imaanaya magaalada B/weyne ayaa sheegaya in uu halkaas ka curtay Roobabkii Deyrta ee Sanadka.

Hiiraan iyo B/weyne ayaa mudooyinkii la soo dhaafay waxaa laga dareemayay  kuleeyl badan. Waxayna Tani u tahay Fursad ay ku qabowsadaan dadka dagan Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

 Sidoo kale Roobkan  deyrta ah ee Curtay ayaa dadka iyo duunyada ku diirsadeen oo galabta ka da ay Magaalada Baladweyne .

Office Nairobi Kenya