Kaluumaysatada Kenya oo ku hanjabay in ay si wadayaan kalluunka ay kala baxaan biyaha Soomaaliya.


khamiis: October 14, 2021

Kaluumaysatada Lamu Kenya ayaa wacad kumaray inay sii wadayaan Kaluunka ay kala soo baxaan Badda Soomaaliya Loo Xukumay Shalay .

In Kabadan 7 Kun oo Kaluumaysato ah ayaa Maalin walba ushaqo taga Badda Soomaaliya Loo Xukumay Kuwaas oo %65 Kaluunka Kahela Goobtaas oo Noloshoodu Kutiirsantahay.

Arintaan ayaa timid maalin kadib markii Soomaaliya ay Kenya kaga guuleysatay Maxkamada ICJ

Office Nairobi kenya