Rooble oo shaaciyey in la billaabayo doorashada Aqalka Hoose

Axad: October 17, 202

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xusene Rooble ayaa sheegaya inay dhowaan billaaban doonto doorashada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Ilaa haatan waxaa la dhammaystiray doorashada inta badan kuraasta Aqalka Sare, waxaana haray dhowr kursi oo laga sugayo in laga soo doorto maamul goboleedyada Galmudug iyo Jubaland.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ballan-qaaday in ergadii Soomaaliya ee kiiskaas uu garab ku siin doono si loo helo nidaam cad iyo hab fulineed oo ku aadan dhulka maxkamadda ay inta badan u xukmisay Soomaaliya.

Office Nairobi Kenya