Doorasho qof iyo cod ah oo ka billaabatay degmooyin ka tirsan Puntland

Isniin: October 25, 2021

Qaar ka mid ah shacabka ku nool dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta u dareeraya doorasho qof iyo cod ah iyadoo lagu soo dooranayo golayaasha deegaanka 3 degmo.

Dagmooyiinka maanta laga codeynayo ayaa kala ah Eyl, Qardho iyo Ufeyn.

Sidoo kale Doorashadan oo tijaabo ah ayey dadku ugu codaynayaan golayaasha deegaannada saddexdaasi degmo.

Office Nairobi Kenya