Kooxda ISIS ee ka dagaalanta Ciraaq iyo Suriya oo sheegatay mas’uuliyadda qaraxii dalka Uganda

Isniin: October 25, 2021

Wararka ka imaanaya dalka ugandha ayaa sheegaya in

Kooxda ISIS  ay sheegatay mas’uuliyadda qarax ay dad ku dhinteen oo  ka dhacay maqaayad ku taalla dalka Uganda

Kooxdaan oo intooda badan ka dagaalanyo Suriya iyo Ciraaq ayaa sheegtay mas’uuliyada Weerarkaas, waxayna ku faaneen in ay sii wadayaan.


Booliiska Canpala  ayaa sheegay in walxa qarxa looga tagay miis hoostiis, taasi oo muujinaysa in howshan ay fuliyeen kooxo aan aqqoon durugsan u laheyn.

 Daacish oo soo dhigatay boggeeda isgaarsiinta Fariintaas ayay ku sheegeen in ay weerarkaas  fuliyeen  waxayna sheegatay in ay dishay laba qof shanna dhaawacday.

Office Nairobi Kenya