Arbaco: November 24, 2021
Xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku deeqaya 20% gunnooyinkooda billaha ah si loogu taakuleeyo dadka ay saameysay abaarta baahsan ee dalka ka jirta.

Office Nairobi Kenya
Copyright © 2026 Qaranimo Online