Beeldaaje Ismaaciil oo shir deg deg ah oo ku saabsan Amniga Boosaaso isu’gu yeeray Hoggaanka Dhaqanka iyo Waxgaradka Gobolka Bari.

Sabti: November 27, 2021

Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin ayaa maanta shir deg deg ah oo ku saabsan Amniga Boosaaso isu’gu yeeray Hoggaanka Dhaqanka iyo Waxgaradka Gobolka Bari.

 Sidoo kale Shirka waxa ka qayb-galaya mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Puntland.

 Shirka ayaa ku soo beegmay xilli ay taagantahay xiisadda ka dhalatay xilka qaadistii Madaxweyne Siciid Deni ku sameeyay Agaasimaha PSF Maxamuud Cismaan Cabdullaahi Diyaano kaas oo ka horyimid Arrintaas.

Office Nairobi kenya