Guddiga doorashada Somaliland oo soo gudbiyay Ergada kuraasta 5 kursi

Talaado: December 7, 2021

Guddiga Doorashada Goboladda Waqooyi ayaa Shaciyay kuraasta Odayaasha dhaqanka iyo bulshada Rayidka ee soo Xulayda ergada oo la tabab bari dono.

Guddiga doorashada Somaliland SEIT ayaa shaaciyay soo Xulista Ergada ka qeyb qaadaneysa 5-kursi oo ka mida Kuraasta Golaha Shacabka ee Gobollada Waqooyi Somaliland oo ay sumadoodu kala tahay : HOP#229, HOP#262, HOP#254, HOP#255, iyo HOP#236.

Office Nairobi Kenya