Safiirkii ugu horreeyay ee ay Soomaaliya ku yeelatay UK 30 Sano kadib

Arbaco: December 8, 2021

Safiir Cabdulkaadir Axmed KHeyr, ayey shaley ay ka guddoontey waraaqihiisa aqoonsiga boqoradda Ingiriiska Queen Elizabeth II.

Safiirkani wuxuu noqonayaa safiikrii ug horeeyey ee ay dowladda Soomaaliya u magacawdey Ingiriiska oo laga guddoomo waraaqihiis aqoonsiga.

Maxay uga dhigan tahay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed 30 sano kadib, iney helaan safiir buuxa oo u fadhiya dalka Ingiriiska?

.

Office Nairobi Kenya