Guddiga Maamulka Doorashada Somaliland oo shaaciyay xiliga la diwaangali naayo musharaxiinta

Axad: December 12, 2021

Guddiga Maamulka Doorashada Somaliland ayaa shaaciyay xiliga la diwaangali naayo musharaxiinta iyo ergada kurastan kala ah, #Hop229 #Hop262 #Hop254 #Hop255

Guddiga maamulka Doorashada Somaliland ayaa faray musharaxiinta iyo ergada kuraastaas in ay u diyaar garoobaan diiwaan gelinta kuraastaas kor ku xusan

Office Nairobi kenya