Wasiir Jamaal oo shaqada ka joojiyay Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Qorshaynta


Sabti: December 25, 2021

Wasiir Qorshaynta Soomaaliya ayaa xil ka qaadis kuu sameeyay Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Qorshaynta Cabdiqaadir Maxamed Aaden.

Agaasimihii guud ee wasaarada  Qosheeynta ayaa sababta xilka looga qaaday waxaa lagu sheegay ku takri fal awoodeed iyo xadgubyo uu kula kacay  Shaqaallaha iyo waaxyaha Wasaradda ay ka kooban tahay.

Waxaana xilka loo magacaabay Madixii xidhiidhka Deeqaha Asad Yuusuf iyada oo noqon doonto  Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Qorshaynta Cabdiqaadir Maxamed Aade

Office Nairobi Kenya