Wasiirka ku Xigeenka Warfaafinta Oo Sheegay inuu Afgambi ka socdo Madaxtooyada

Isniin December 27, 2021

Qoraal uu kusoo Qoray baryiisa Facebook ayuu ku yiri Sidaan:

Waxa socda saaka waa afgambi dadban mase guulaysanayo.

Raysulwasaare  Rooble wuxuu leeyahay Xafiis shaqo oo uu Dastuurku Fariisiyay.

In Ciidan Sharci darro lagu geeyo si looga hor istaago waxeey furaysaa albaab cusub mana shaqayndoonto insha allaah.

Warkaan ayaa kusoo Beegmaaya Xili Ciidamada Taabacsan farmaajo ay lawaregeen Xafiiska Rooble.

Office Nairobi Kenya